You are currently viewing 3$ ilaa 6$ ka shaqeyso maalin waliba Website kan ? +Video

3$ ilaa 6$ ka shaqeyso maalin waliba Website kan ? +Video

waxaa laga yaabaa inaad maalin waliba aad kharash ku bixiso data ama internet lkin aan wax faaida aan kaa soo galeyn , hadaba waxaan kuu hayaa website aad ugu faaidaysan karto waqtigaaga aadna lacag ka sameyn karto inta aad awoodo

waa maxay picworkers ?

waa website aad ka sameyn karto lacag hadii aad ay dhab kaa tahay inaad shaqeysato, website kan laba dhinac ayuu u shaqeeyaa

  • dhinac doonaya in loo shaqeeyo kadib lacag bixinaya oo aad adigaba noqon karto
  • dhinac shaqada qabta lacag lagu siiyo shaqada ay qabtaan oo aad adiga noqon karto

Halkaa falarta ayaad ka badalaysa inaad shaqo qabato ama shaqo kaguu qabto

imisa helaysaa shaqada aad qabato?

shaqooyinka way kala duwan yihiin wayna kala lacag badan yihiin waxaa laga yaaba inaad noqoto quf xayaysiiya website ama youtube subscribe usaara qufka shaqada aad uqabanayso kadibna kugu siiyo 0.25$ -0.16$ -0.31$. waa sax lacagta ba badna lkin kasoo qaad markaad 20 shaqo qabato maalintii aadna ku dhufato 0.25 waa imisa magaranaysaa? 20*0.25=5$ kaliya waxay kugu qaadatay 1hr ?! (KAFIKIR TAA)

Shaqada larabo in la qabto halkan ayaa lasoo dhigaa lacagtana waa taa aan calamadeyay

shahaado miyay ku xiran tahay shaqada?

maya wax shahaado lagaa doonayo majirto kaliya waxaa lagaa rabaa inaad raacdo sida uu qufka aad shaqada u qabanyso kuugu sheegayo waxaana jira list uu ku qorayo qufka sid uu urabo shaqada inaad u qabato tilmaam waliba isagaa ku siinaya shaqo loo qabtaha adigana waa raacaysaa tilmaamtaa

This Post Has 9 Comments

  1. zamzam

    walal wwa arin muhiim ah intaan oo dhan halkee ku maqneed abowe somalia weeku raadineesay adoo kale hormar fican ayad noo wadaa mahadsanid sxbow

  2. Clinton Pimenta

    I really appreciate this post. I have been looking everywhere for this! Thank goodness I found it on Bing. You have made my day! Thx again!

  3. Wow! This blog looks exactly like my old one! It’s on a completely different subject but it has pretty much the same page layout and design. Wonderful choice of colors!

Leave a Reply