You are currently viewing Sidee Facebook Marketplace Lacag Looga Sameeyaa $100

Sidee Facebook Marketplace Lacag Looga Sameeyaa $100

Facebook marketplace waa goob ay ku kulmaan dhamaan ganacsatada iyo macaamiishooda waana madal quf waliba ufuran oo uu wax ku iibin karo kana iibsan karo.

Sidee ayaad wax ugu iibin kartaa Facebook Marketplace?

  1. Facebook marketplace wax khidmad ah kaama rabo kaliya waxaad u baahantahay inaad product Ama Service ka aad kusoo bandhigayso noqdaan kuwa jira oo la heli karo
  2. in aad u sameyso Sales Page ama Cover Qurux badan oo aad ku qorto Product ama service kaaga macluumadkiisa : Tusaale Magaca Product ga . Qiimaha . Halka Laga heli karo . Iyo Address kaaga uu qudka kaala soo xiriir karo
Tripod Smart ah oo aad dhowr nuuc u isticmali karto Qiimaha waa jaban yahay Free Delivary More Then 10Pcs

3. kadib waxaad dhigaysaa qeybta facebook Marketplace waxaadna ku qoraysaa location ka laga heli karo iyo dhamaan xogta aan kor kugu xusay waxaad kaloo usameyn kartaa xayaysiin Facebook .

4. Ku share Gareey Groups ka lana wadaag asxaabtaada Inaad share badan sameyso waxay kaa saacidaysaa in Product /Service kaaga uu gaaro dad badan adigoo aanad lacag ku bixin Facebook Ads

5. Sameyso Website hadii aad rabto inuu kuu kobco Ganacsigaaga Sababto ah Macamiisha waxy mar waliba jecel yihiin inay kaa arkaan meel aad adiga leedahay kuu gaar ah soona dhigto Product yadaada

Qiima jaban Kusameyso Website E-Commece ah Habqaad Ayaa kaa caawinaysa Riix Halkan Free Website

This Post Has 4 Comments

Leave a Reply